Our Top Courses
Baro Premiere Pro
(0 Reviews)
Original price was: $39.99.Current price is: $19.00.
Lacag ka samee Youtube
(0 Reviews)
Original price was: $29.99.Current price is: $14.00.
Lacag Ka Samee Facebook
(2 Reviews)
Original price was: $29.99.Current price is: $14.00.

Shopping cart

🏆 Baro Markasta, Ku Baro Meel kasta

Baro Maanta,
Hogaami Berri

Maracadde Academy – waa madal waxbarasho casri ah oo online ah, laguna dhisay ujeeddo ah in la awood-siiyo shakhsiyaadka iyada oo loo marayo aqoon wax-ku-ool ah, xirfado dhijitaal ah, iyo maskax wanaagsan.

image-removebg-preview (2)
CATEGORIES

Baro Koorsooyinkaan oo badali kara NAFSADAADA

Maxaad Nagu Dooraneysaa?

Abuuridda Bulsho Aqoon lEH

+00

Learners & counting

+00

Courses & Video

+00

Certified Students

+00h

Registered Enrolls
Aragtida ardayda

Caddeynta Ardayda Aan Waxbarnay

Kahor intaanan ku biirin Maracade Academy, ma aqoon meel aan ka barto xirfadaha digitalka. Casharrada waa kuwo fudud oo si fiican loo sharaxay, waana ku baran karaa waqtigeyga. Hadda waxaan dhameeyey laba kooras oo xitaa waxaan bilaabay inaan shaqooyin online ah sameeyo.”

Amina Xasan – Arday / Hargeysa

Waxaan hore u qaatay koorsooyin badan, laakiin Maracade Academy waa mid ka duwan. Macallimiintu si tartiib ah ayay u sharraxaan, waxayna diiradda saaraan sida aqoonta loogu isticmaalo nolosha dhabta ah. Waxaan bartay suuqgeynta online-ka, waxaana kor u qaaday iibkayga.”

Cabdiraxmaan Cali – Ganacsade / Muqdisho

“Waxaan aad u jecelahay sida Maracade Academy uu u dabacsan yahay. Waxaan wax ku bartaa habeenkii marka aan fasax ahay, haddana waxaan helaa shahaadooyin rasmi ah. Aad ayey ii caawiyeen inaan CV-gayga hagaajiyo iyo kalsoonidayda shaqo.”

Fadumo Axmed – Arday Jaamacadeed / Garowe

“Waxaan rabay inaan barto web development, waxaana ku dhameeyey laba bilood gudahood inaan dhiso websaytkeygii ugu horreeyey! Maracade Academy wuxuu ka dhigaa mowduucyada adag kuwo fudud, xitaa qof cusub wuu fahmi karaa.”

Maxamed Cabdullaahi – Arday IT / Nairobi

“Waxaan doonayay inaan xirfadahayga naqshadeynta iyo suuqgeynta kor u qaado si aan shaqooyin fiican u helo. Koorsooyinka Maracade Academy waa kuwo dhab ah — qiimo jaban, laakiin tayo sare leh. Waa meel qof walba wax ku baran karo.”

Hodan Warsame – Freelancer / Jigjiga

“Maalin aan is lahaa maxaan bartaa ayaan arkay Maracade Academy. Waxay iga caawiyeen inaan fahmo jihada aan rabo inaan nolosha u maro. Macallimiintu si wanaagsan ayay wax u dhigaan, hadda waxaan diyaar u ahay inaan ganacsigayga bilaabo.”

Yuusuf Ibraahim – Dhalinyar / Boosaaso
STIMULATED TO TAKE PART IN?

Upcoming Events

OUR TEACHER

Whose Inspirations You


Hi, Welcome back!
Forgot Password?
Don't have an account?  Register Now
SORT By Rating
SORT By Order
SORT By Author
SORT By Price
SORT By Category

Want to receive push notifications for all major on-site activities?